Soomaaliya waxay samaysay isbedel siyaasadeed cusub - Akhrio, Ma jiri doono Raysalwasaare dambe.

AKHRISO: Lifaaqa Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu faahfaahinayo isbeddelka siyaasadeed ee dalka.


Hannaanka Doorashada Jamhuuriyadda Federaalka:-


• In la qabto Doorasho qof iyo cod oo heer Degmo, heer Dawlad-gobolleed , heer federaal oo gobolka Banaadir uu qeyb ka yahay


• Hal guddi doorasho qaran 15 xubnood

• Hirgelinta labo xisbi siyaasadeed

• Dadweynaha waxay dooran doonaan Madaxweyne iyo Madaxweyne kuxigeen. 

• Muddo xileedka Federaalka oo noqon doona 5-sanno 


• Doorasho mideysan oo 2024 dhammaan Dowlad Goboleedyada








Previous Post Next Post